BIYAHAMashruuc La Dhammeeyey
MASHRUUCA DAYCTIRKA CEELKA QARADHI,CADADO -GALMUDUG SOMALIA
Mashruuca Dayactirka Ceelka Qaradhi ee degmada Cadaado, Galmudug, waa mashruuc lagu dayactirayo laguna soo celinayo awoodda adeeg-bixinta ceelka biyaha ee Qaradhi. Mashruucan waxaa maalgelinaya oo maamulaya Mashruuca Abaari-Tir, iyadoo lala kaashanayo Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug. Ujeeddada mashruucu waa in bulshada deegaanka dib loogu soo celiyo adeeg biyo oo joogto ah, la isku halayn karo, isla markaana ka caawiya bulshada inay u adkaysato xaaladaha abaarta iyo roob-yaraanta.

Macluumaadka Mashruuca
- Qaybta
- Biyaha
- Project Status
- Mashruuc La Dhammeeyey
- Wadarta Ka-faa’iideystayaasha
- 29,997 qof
Sawirrada Mashruuca
Goobta
Goobta Mashruuca
Qaradhi, Dhuusamareb, Adado, Galgaduud
Daneeyayaasha Mashruuca
Waxaa Maalgeliyey
World Bank
Waxaa Taageeray
Ministry of Energy and Water Resources Somalia
Waxaa Hirgeliyey


















